Capacity building training for Puntland’s security officials starts on Monday at Garowe

1 Response

  1. GENERAL. Abshir Abdi Jama says:

    saraakiisha booliska puntland aqoonta ay u baahantahay maaha wax ku eg siminar iyo waxlamida aqoon buuxda iyo tababaro asyey u baahanyihiin lagu baro xirfada boolisnimo , oo runtii ku yasr maaha in derejo inta loo soo xiro isagoon aqoon , noocyada shuruucda dalka iyo kuwa calamiga ah, iyo noocyada waajibaadyada xiliyada kaladuwan ee ay lagamasmaarmaanka tahay in sarkaalku yaqaan, iyagoon aqoon ayaa xilal waweyn loo dhiibaa , markaasaa mushkulada wexey noqodtaa qof aan dabaal aqoon oo biyo lagu dhexridey, cuqubooyinka ugu weyn ee ku dhacay booliska puntland xadtaa waxaa taliye ka soo noqday dareewal halmar derejada kornayl loo xiray, waa cabdi casiis siciid gacamayn xaqiiq, waxkabadan weligii ma noqon, aqoon ciidan, mid sharci ,mid bulsho iyo diineed midna malahay ,iwm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: Content is protected !!