US “TRAINS MILITIA IN PUNTLAND”

1 Response

  1. GENERAL. Abshir Abdi Jama says:

    QAAB DHISM,EEDKII CIIDANKA XOOGA DALKA SOOMAALIYEED, ciidanka xooga dalka somalia wuxuu u dhisnaa guud ahaan ama ka koobnaa 3 nooc oo kala ah 1 dhulka 2 bada 3 cirka, taliyaha xooga iyo abbaanduulaha xooga dalka , hogaamo iyo qaybo, iyo saldhigyo madaxnanaan. hogaamada 1 hogaanka hawlgelinta 2 hogaanka ciidanka 3 hogaanka sahanka iyo wardoonka,4 hoggaanka isgaarsiinta5 hogaanka saadka iyo taakulayta 6 hoggaanka gaadiidka 7 hogaanka maamulka lacagta 8 hogaanka saraakiisha, 9 hogaanka dhismaha 10 hogaanka caafimaadka 11 hogaanka taangiyada iyo gawarida gaashaaman 12 hogaanka madaafiicda goobta,13 hogaanka lidka dayuurahada 14 hogaanka sancada .15 hogaanka werrshedaha . QAYBAHA XOOGFA DALKA qaybta 26 aad qaybta 21aad qaybta 60aad qaybta 54 aad qaybta 77aad SALDHIGYADA MADAXA BANAAN.EE XOOGA DALKA SOOMAALIYEED. saldhiga 43aad saldhiga 48aad iwm

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: Content is protected !!