Security alert in Mogadishu and arrests of al shabaab suspects

1 Response

  1. GENERAL. Abshir Abdi JAMA says:

    indian Ocean opreration, kadib iyo dilkii godane
    iyo duqayntii deiyaaradaha maraykasnka waxaa isa soo taraya , isbedelka habkii iyo qaababkii degaan iyo hawlagalö ee ururka al shabaab, iyadoo ay doorteen hoggaan cusub , hasdana waxaa jira isbedel weyn oo laga filikaro ama lagama maarmaanku ah, halka ay noqondoonta xarunta hogaaminta ama barta hogaaminta ee ururka al shabaab meesha ay noqqondoonto, hadaba xogaha lahelayo ayaa sheegaya iney u doorteen ama si ku meel gaar ah loogu doortay xarunta hogaaminta ,dhanka koonfurta waa bu aale. dhanka gobolada dhexe waa buqda aqabla dhanka puntland iyo somaliland waa buuraleyda caleed ee looyaqaan cal warsangeli , meel ka mida ah . hawlgalka ugu balaaran wixi u weecin doonaan, dhanka buuraha caleed ee cal majeerteen iyo cal warsangeli. waxaa khasab ah in hawgalada al shabaab ay ku xoogaysan doonaan dhanka labada maamul ee mudada dheer xasiloonaa, midakale waxaa meesha ka baxay hoggaankii godane oo saamayn badan kulahaa, inaan dhanka somaliland weeraro iyo hawgalo joogta ah lagu qaadin , waxaana soo bixikara in hoggaanka al shabaab iyo jaangoyinta siyaasada somalia laysku qabsandoono, marka lagaaro bilowga sanadkan cusubb ee 2015 waxaa s/land iyo puntland ka bilaaban doona dagaalkii qaansada , oo dhexmaridoona iyoga iyo xoogaga xagjira ee somalia iyo gacanka cadmeed

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

error: Content is protected !!